(Akhriso) Jawaabta dowlada Somalia ka bixisay go’aankii Kenya oo Af-Soomaali ku qoran

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ka jawaabeysa war-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Kenya waxay caddeyneysaa: 1. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka Soomaaliyeed u xaqiijineysaa in ay u taagan tahay ilaalinta madaxbannaanida, qarannimada, midnimada iyo wadajirka dhuleed iyo badeed ee Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya. 2. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xun tahay warsaxaafadeedka aan xaqqiiqda kunsalaysnan ee … Continue reading (Akhriso) Jawaabta dowlada Somalia ka bixisay go’aankii Kenya oo Af-Soomaali ku qoran